Waa maxay ASZ?

[[{"type":"media","view_mode":"media_original","fid":"122","attributes":{"alt":"","class":"media-image","height":"1288","style":"width: 380px; height: 1288px; float: right; margin-left: 40px; margin-right: 40px;","typeof":"foaf:Image","width":"380"}}]]Isgoolkaan waa isgool ka soo hor jeeda Cunsuriyada iyo sinaan la aanta.

Isgoolkaan waa meel lagu kulmo qofwalbana oow ku barakaraayo dadkaladuwan.

Kursprogramm

Sidoo ushaqeeyaa isgoolkaan?

,,Autonome'' waxa laga wadaa xuriyad iyo si shaqsi ah wax aad ubaabusho.
Isgoolkaan waxa uu ku shaqeeyaa sida wada jirka ah oo loo wada shaqeeyay sida Arday iyo Macalimiinba.

Dhamaan Macalimiinta Rag iyo Dumarba sidoo kale waa Arday.
Dhamaan Ardada Rag iyo Dumarba ayaguna waa Macalimiin.

Dhamaan dadka yimaada isgoolka waa wada muhiim. majiro qof madax ah.

Dhamaan dadka oo dhan waxa ey kushaqeeyaan lacagla aan ama gratis.

Yaa abaabulo isgoolka?

Isgoolkaan kamidmaaha isgoolaadka Dowlada.

Isgoolkaan wax caawimaad ah kama helo dowlada wax lacagane kamahelo.

Wax yaabaha isgoolka lagu dhigto sida buugaagta qalimaanta jeestada waxa marmar maalgiliyo shaqsiyaad iyo shirkado ama dad iskutagay.

Abaabulka isgoolka waa adoo xur wax kasta oo wanaagsan u qabta shaqsiyan

Labadii isbuucba ilaa afar isbuuc waxa dhaca kulan weyn ama shir weyn marka lakulmayo warqada kafiiri ama xafiiska.
Sidaa darteed waxa jiro kooxo shaqooyin kaladuwan qabto wax aad warbixin intaankabadan kaheleysaa xafiiska.
Hadii aad fikir fiican haysid waa loo baahanyahay waanan ku farxeynaa hadii aad kulamada kasoo qeybgashid ama aad lashaqeysid kooxaha dhisan wax walba xafiiska ayaa kaaga jawaabaa hadii aad su aal qabtid.

Sharciga isgoolka: xushmad in aad dadka kula dhaqanto iyo gurigaba.
waxkasta in aad xushmeysid.
In aadan wax kutagri falin ama aadan suxun u adeegsanin.
Waxa aan kasoo horjeednaa dagaalka sikasta in aan leysmashquulin dhismaha jirka ama sida uu qofku yahay.

Aflagaado in eysan jirin.
Hanjabaad in eysan jirin.
Waxa aan la ogoleyn lagdanka ama isjii jiidka dagaalka kusaleysan.
Tug lama ogola waa mamnuc.

Cunsuriyad lama ogola.

Galmada lama ogola ama isfuul fuulka.

wax jijibis lama ogola iyo qeylo.
Droga adag lama ogola.
In aad suxun wax uadeegsato qof ama shey lamaogola.
Lama ogola qof in aad shaqsiyan midabkalasoc kusameysid

Waxii lagu balamay waa in aad kasoobaxdaa waxa aan kor kusoo xusay oo dhan.

Adresse

Sihlquai 125, 8005 Zürich
info@bildung-fuer-alle.ch